Madaxweyne Erdogan oo Su’aal culus hor dhigay xeer Ilaaliyaha dowlada Sacuudiga

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka dalbaday dacwad oogaha guud ee Sacuudiga inuu baaritaan ku sameeyo ciddii bixisay amarka lagu dilo weriye Jamal Kaashogji. Erdogan wuxuu sheegay in dacwad oogaha Sucuudiga laga doonayo inuu shaaca ka qaado ciddii soo dirtay 15-ka qof ee lagu tuhunsan yahay inay Jamal Khashogji ku dileen gudaha qunsuliyadda Sucuudiga … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Su’aal culus hor dhigay xeer Ilaaliyaha dowlada Sacuudiga